Ciidanka NISA oo howlgal culus ka bilaabay Muqdisho, ka dib burcad ku soo badatay (Sawirro)

Ciidanka Gaarka ah ee NISA ayaa howlgalo ka sameeyay degmooyinka Howlwadaag, Warta-Nabadda, Yaaqshiid, Kaaraan iyo qaybo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Howlgaladaan ayaa ka dambeeyay cabasho ka timid qaar ka mid ah shacabka Muqdisho taasoo la xiriirtay burcad iyo Tuugo xiliyadda habeenkii ah dhac u gaysta. Taliyaha Hay’adda NISA ee Gobalka Banaadir Muxudiin Warbac … Continue reading Ciidanka NISA oo howlgal culus ka bilaabay Muqdisho, ka dib burcad ku soo badatay (Sawirro)